768 Views

Garoomada Bole ee Magaalada Addis Ababa oo saacadihii la soo dhaafay Diyaarad ka soo dagin.

Garoomada Bole ee  Magaalada Addis Ababa oo  saacadihii la soo dhaafay Diyaarad ka soo dagin.
____________________________________________________________________________


Arbaco: November 3, 2021

Wararka ka imaanaya Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itobiya ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay aysan ka soo dagin wax diyaarad ah Garoonka Diyaaradaha ugu wayn Itobiya  Bole Airaport  ee  Magaalada Addis Ababa.

Wararka ayaa sheegaya in Diyaaradihii ka soo dagi jiray halkaas ay cabsi soo wajahday saacadihii la soo haafay, maadaama xaalad Deg deg ah xalay lagu soo Rogay dalka Itobiya gaar ahaan Magaalada Addis Ababa.

Sidoo kale Dalka Itobiya ayaa waxaa ku yaala mid ka mid ah Garoomada Diyaaradaha ee ugu Casrisan afrika oo ah  Bole Airaport.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post