849 Views

Booliska oo sheegay in la qabtey rag hubeysan oo Amni darro waday

Booliska oo sheegay in la qabtey rag hubeysan oo Amni darro waday
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL | April 26 2020–War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Taliyaha Booliska Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed ayaa lagu sheegay inay xanuunka la qeybsanayaan qoysaskii ay ka baxeen labadii muwaadin ee lagu dilay magaalada Muqdisho, kaasi oo ay dhasheen mudaaharaadyo rabshada watay.

 

War-saxaafadeedka ayaa lagu xusay ciidamada booliska oo kaashanaya, kuwa sirdoonka dalka inay gacanta ku dhigeen shan nin oo labo ka mid ah ay hubeysnaayeen, kuwaasi oo ku dhex dhuumaanayay shacabkii ku mudaaharaadayay dhinac daljirka dahsoon ee magaalada Muqdisho, damacooduna ahaa maleegidda dhagar sida lagu sheegay War-Saxaafadeedka.

 

Akhriso Bayaanka taliska ka soo baxay.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment