645 Views

Dowladda: “Sheekh Cali Warsame wuxuu kamid ahaa dadkii la dooday Axmed Godane

Dowladda: “Sheekh Cali Warsame wuxuu kamid ahaa dadkii la dooday Axmed Godane
____________________________________________________________________________

Sabti: May 28, 2022

Waxaa dalka Urdun Ku Geeriyooday  Sheekh Cali Warsame Xasan oo kamid ahaa culimada caanka ee Soomaalida.

Wuxuu sidoo kale ahaa Sheekhul baladka gobolka Togdheer ee Somaliland, Sheekh Cali Warsame wuxuu muddo ka badan nus qarni ku howlanaa faafinta diinta Islaamka.

Waxaana la sheegay in Sheekha uu in muddo ah xanuunsanaa.

Sheekh Cali ayaa lagu tilmaamaa wadaadadii kasoo horjeeday fikirka Al Shabaab, sida ay ku warrantay warbaahinta dowladda Soomaaliya ee Sonna

“isagoo kamid ahaa guddigii culimada ee 2009 Axmed Cabdi Godane kala dooday afkaartooda”

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post