1020 Views

Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey

Wasiir Beyle oo ka hadley Mashruucii Kheyre hakiyey
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 19 -2020—Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in dib loogu noqonayo mashruucii horumarinta Dowladaha hoose ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

 

Wasiir Beyle waxaa uu sheegay in mashrucaas qeylo dhaan farabadan ay ka timid,isla markaana dhamaan la isugu yeeri doono dhinacyada ay quseyso.

 

 

 

Masharuuca horumarinta Magaalada Madaxda Dowlad goboleedyada ayaa ahaa mid laga reebay Maamulada Hir-Shabeelle iyo Galmudug oo saaxiibo dhow la ah Dowladda halka Maamulada kale iyo Gobolka Banaadir loo kala siiyey min 28 Milyan oo Dollar.

 

Ra’iisul Wasaaraah xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali kheytre ayaa sheegay in mashruucaas uu hakiyey,kadib markii dhaleeceyn iyo doodo dhinaca Baraha Bulshada ah uu ka dhashay.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment