867 Views

Ra’iisal wasaare Abiye Axmed oo maktabad weyn ka furey Addis Ababa

Ra’iisal wasaare Abiye Axmed oo maktabad weyn ka furey Addis Ababa
____________________________________________________________________________

Sabti: January 1, 2022

Ra’iisal wasaaraha Itoobiya, Abiye Axmed, ayaa maanta ka furey magaalada Addis Ababa maktabad aad u weyn.

Abiye ayaa carabka ku dhuftey in maktabadan loo furey in sare looggu qaado aqoonta dadka Itoobiyaanka.

Wuxuu intaa ku dareyin maktabadan oo kale ay leeyihiin 18 dal oo kaliya dunida oo dhan, iyadoo wadamada kale aaney wali usuura galin.

Wuxuu ku booriyey shacabka dalkiisa iney ka faa’iideystaan xaruntan, isagoo dhanka kalana ka dalbadey iney ilaaliyaan nadaafadda iyo agabka dhex yaalla xarunta.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post