1233 Views

Amaro laga soo saarey Amniga degmada Diinsoor

Amaro laga soo saarey Amniga degmada Diinsoor
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 18, 2019 | QOL |   –Guddiga Amniga degmada Diinsoor ee Gobolka Baay ayaa waxaa ay amarro culus kasoo saarey dhinaca Amniga degmada, iyada oo digniin la direy dad hub sharci darro ah ku dhex qaata Magaalada.

 

Qoraal uu ku saxiixan yahay guddoomiyaha degmada Diinsoor oo ay guddiga soo saareen ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidan aheyn kuwa Dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed aan lagu arki Karin, iyaga oo hub ku dhex wata degmada Diinsoor.

 

 

 

Sidoo kale qoraal ayaa lagu sheegay in ciidamada Amniga degmada ay tallaabo ka qaadaan hubkana ka dhigaan cid alaala ciddii hub Sharci darro ku qaadato degmada Diinsoor.

 

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Guddiga Amniga degmada Diinsoor.

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment