123 Views

Dabeylo xooggan oo ku dhuftay xeebaha Jubbada Hoose

Dabeylo xooggan oo ku dhuftay xeebaha Jubbada Hoose
____________________________________________________________________________

KISMAAYO — Maalmahan waxaa xeebaha Jubada Hoose ka jiray dabeeylo xooggan, kuwaasi oo saamayn ku yeeshay dadka ka shaqaysta badda.

Dabeeylaha ayaa sababay in la waayo ugu yaraan doon kalluumaysi ah iyo dadkii la socday.

Waxaa dhinaca kale istaagay isku socodka gaadiidka badda ee ay adeegsadaan ganacsatada Jaziiradaha yar-yar ee ku yaalla xeebaha gobolka Jubada Hoose.

Warbixintan waxaa inoo soo diray wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post