516 Views

Kenya oo xayiraaddii ka qaadday duulimaadyadii Imaaraadka ka imaan jiray

Kenya oo xayiraaddii ka qaadday duulimaadyadii Imaaraadka ka imaan jiray
____________________________________________________________________________


khamiis: January 27, 2022

owladaha Kenya iyo Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa ka wadahadlaya sidii xal looga gaari lahaa khilaaf saameeyay duulimaadyadii diyaaradaha ganacsiga ee isaga kala gooshi jiray labadaasi dal kaasoo ku qotoma dhanka ganacsiga labada dalka.

Dowladda Kenya ayaa dhankeeda shaacisay inay xayiraadii ka qaaday duulimaadyadii ka imaan jiray dalka Isutaga Imaaraadka Carabta kuwaas oo ay dhowaan joojisay, balse waxaa wali ay xayiraaddu saarantahay duulimaadyadii diyaaraha ee ka bixi jiray Kenya ee tagi jiray dalka Isugu Imaaraadka Carabta.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post