819 Views

koox hubeysan oo weerar ku qaadeen hoyga degmada Ceelwaaq uu degan yahay isku duwaha waxbarashada

koox hubeysan oo  weerar ku qaadeen hoyga degmada Ceelwaaq  uu degan yahay isku duwaha waxbarashada
____________________________________________________________________________

Khamiis: july 29 2021

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in koox hubeysan ay weerar ku qaadeen hoyga uu degmadaasi ka degan yahay isku duwaha waxbarashada degmada Ceelwaaq ee gobolkaasi

kooxda hubeysan ayaa  dil iyo dhaawac ka geysteen hoyga uu degnaa isku duwaha waxbarashada ee degmada Ceelwaaq ee goboka Gedo, kaasi oo lagu magacaabo Xasan Cali.

Sidoo kale Inta la xaqiijiyay weerarka ayaa waxaa ku geeriyooday 1 qof, halka labo kalana ay ku dhaawacmeen.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post