441 Views

Ciidamada Ruushka oo si buuxda u la wareegay Magaalo muhiim ah oo ka taal Ukraine

Ciidamada Ruushka oo si buuxda u la wareegay Magaalo muhiim ah oo ka taal Ukraine
____________________________________________________________________________

Axad: May 22, 2022

 

Ciidamada Ruushka ayaa si buuxda ula wareegay gacan ku haynta Magaalada dekadda leh ee Mariapol ee wadanka Ukraine, taasi oo dharbaaxo ku ah Ciidamada Ukraine.

Magaalada Mariapol ayaa oo ah goob Istaraatiini ah ayaa waxaa ay Ciidamada Ruushka u fududeynaysa in ay u si fudud ugu gudbaan Gobolka Cremia oo saadka iyo hubka uga yimaado.

Ciidamo badan oo ka tirsan Ukraine ayaa ku go’doonsan qeybo kamid ah Magaalada Mariupol, waxaana la filayaa in soo deyntooda loo maro wada hadal iyo Maxaabiista oo la is dhaafsado.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post