978 Views

SAWIRO:-Meydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia oo laga soo dejiyay Muqdish

SAWIRO:-Meydka Ra’iisul Wasaarihii hore ee Somalia oo laga soo dejiyay Muqdish
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  July 16  2020–Diyaaraddii sidday maydka alle ha u naxariistee Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa goordhow timid garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho.

Garoonka waxaa ku sugan guddiga qaban qaabada Aaska Qaran ee loo sameynayo marxuumka iyo mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda.

Madaxda Qaranka ayaa ku tukan doonta salaada Janaasada ka dibna waxaa loo qaadi doonaa magaalada Garooowe halkaas oo lagu aasi doono.

Wariyeyaasha Madaxa bannaan qaarkood ee ka qeyb qaadan lahaa tebinta warka la xiriira keenista iyo ku dukashada Salaada Janaasadaee meydka Ra Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax ayaa laga celiyay Garoonka.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
_______________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post