819 Views

Kiisaska COVID-19 ee dalka Canada oo hoos u dhacay ku yimid

Kiisaska COVID-19 ee dalka Canada oo hoos u  dhacay ku yimid
____________________________________________________________________________

Talaado: June 29 2021

Kiisaska maalinleha ah ee COVID-19 ee gobolka Ontario ee dalka Canada ayaa lagu soo warramayaa inuu ku yimid hoos u dhac weyn ku yimid.

 waxaana arrinkan ay farxad galineysaa dadka reer Ontario oo Soomaaliduna ay qeyb ka yihiin, kuwaas oo dhawaan galaya wajiga labaad ee lagu debcinayo xayiraadaha.

Sidoo kale Dalka Canada ayaa ah Dal si aad ah ula tacaalay ka hor tagta COVID-19, waxa uuna si aad ah ula dagaalamay faafida COVID-19

\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post