261 Views

Madaxweynaha Hirshabeelle oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid Allaha u naxariistee Nabadoon Mukhtaar oo lagu dilay deegaanka Cadow-uul

____________________________________________________________________________

Talaado: NOVEMBER 22, 2022

Madaxweynaha Dowlada Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka tacsiyeeyay geeridii naxtinta lahayd ee ku timid Allaha u naxariistee Nabadoon Mukhtaar Axmed Maxamed oo maanta gacan ka xaqdaran ay ku dishay deegaanka Cadow-uul ee hoostimaada degmada cadale ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Allaha u naxariistee marxuumka uu kaalin mug leh kasoo qaatay dowlad dhiskii Hirshabeelle wax badana kasoo shaqeeyay Nabad ku wada noolaanshaha Bulshada iyo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed.

Office  Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post