624 Views

Hay’adda CPJ xuquuqda wariyeyaasha oo ugu baaqday booliiska Kenya inay ilaaliyaan xuquuqda warbaahinta

Hay’adda CPJ xuquuqda wariyeyaasha oo  ugu baaqday booliiska Kenya inay ilaaliyaan xuquuqda warbaahinta
____________________________________________________________________________

.

April 25-2021

Hay’adda CPJ ee u dooda xuquuqda wariyeyaasha ayaa ugu baaqday booliiska Kenya inay ilaaliyaan xuquuqda warbaahinta.

Arintaan ayaa timid  kadib markii wariye warbixin diyaariyay oo eedaymo booliiska u jeediyay loo diray hanjabaad.

Sidoo kale Booliiska Kenya ayaa iyaguna dhankooda eedaasi iska fogeeyey, waxaana la sheegaa in Kenya ay ka mid tahay dalalka afrika ee wariyayaasha dhibaatada u geesta.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post