732 Views

Ha’yaddda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch oo ugu baaqday dowladda Itoobiya inay difaacdo dad rayidka ah

Ha’yaddda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch oo ugu baaqday dowladda Itoobiya inay difaacdo dad rayidka ah
____________________________________________________________________________

Ha’yaddda xuquuqul insaanka ee Human Rights Watch ayaa ugu baaqday dowladda Itoobiya inay difaacdo dad rayidka ah ee ku nool caasimadda gobolka Tigray ee Mekelle xilli ciidamada dowladda ay kusii siqayaan magaalada.

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa Axaddii 72 saacadood u qabtay dagaalyahanada Tigray si ay isku soo dhiibaan balse TPLF waxay wacad ku martay inay sii wadi doonto dagaalka.

Agaasimaha fullinta ee ha’yadda Human Rights Watch Kenneth Roth ayaa bartiisa Twitter-ka kusoo qoray, “Militeriga Itoobiya waxay waajib ka saaran in aysan waxyeelleen soo gaarin shacabka ku nool Mekelle balse ma ahan inay ku hanjabaan “In aysan wax naxariis ah muujin doonin”

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post