1038 Views

Shil dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Burco

Shil dad ay ku dhinteen oo ka dhacay Burco
____________________________________________________________________________


Talaado: March 29, 2022

Shil gaari oo ka dhashay khasaaro iskugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay Agagaarka Hotelka isha Burco ee Magaalada Burco.

Shilka gaari ayaa yimid kadib markii ay isku dhaceen Gaari Booyad ah iyo Mooto Bajaaj, iyadoo inta la xaqiiyay illaa laba ruux ay ku geeryootay, halka ay ku dhaawacmeyn tiro kale.

Goobta uu shilka ka dhacay waxaa gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa ilaalada Waddooyibka ee loo yaqaano taraafikada, kuwaas oo oo dhaawacyada geeyay Isbitaalka Magaalada Burco sidoo kalena kala qaaday Booyada iyo Mooto Bajaajta isku dhacay.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post