993 Views

Soomaali ka mid ah dadka ka qaxay caasimadda Ukraine oo gaaray xuduudda Dalka Poland

Soomaali ka mid ah dadka ka qaxay caasimadda  Ukraine oo  gaaray xuduudda Dalka Poland
____________________________________________________________________________


Axad: February 27, 2022

Kumannaan kun oo qaxooti ah oo ka cararay duullaanka Ruushka ee magaalada Kyiv ee caasimadda Ukraine ayaa haatan gaaray xadka dadlkaasi uu la leeyahay Poland.

Wasiir ku-Xigeenka arrimaha gudaha ee Poland Pawel Szefernaker ayaa Sabtida maanta ah sheegay in 115,000 qof oo ka yimid Ukraine ay soo galeen Poland, tan iyo markii uu toddobaadkan bilowday weerarka Ruushka ee Ukraine.

Soomaali fara badan oo ku noollaa magaalada Kyiv ayaa ka mid ah dadka qaxay ee gaaray Poland.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post