1419 Views

SAWIRO:-Madaxweynaha Soomaaliland oo booqday dad ku waxyeeloobay Roobkii xalay

SAWIRO:-Madaxweynaha Soomaaliland oo booqday dad ku waxyeeloobay Roobkii xalay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | May 14, 2019–Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa kormeer ku tegay xalay goobo uu khasaaro hantiyadeed iyo mid nafeed uu xalay ka geystay roobka guga oo ka da’ay Magalada Hargeysa.

 

Waxa uu sheegay Muuse Biixi in Roobkgaas ay ku geeriyoodeen shan ruux, halka ay sagaal kalena ku dhaawacmeen,waxaana uu tacsi u diray dadkii ku geeriyooday iyo kuwii ku dhaawacmay kuna hanta belay roobkaas.

Waxa uu indha-indheyn ku tegay Goobaha uu roobka ka da’ay,waxaana uu sheegay in Xukuumaddu ay wax badna u qaban doonto ehelada dadkii ku geeriyooday iyo kuwa ku dhaawacmay iyo kuwa hantidooda uu waxyeelo gaarsiiyey.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment