681 Views

Kumanaan reer Ukraine ah oo kasoo laabtay dalalka dibadda si ay dalkooda u difaacaan

Kumanaan reer Ukraine ah oo kasoo laabtay dalalka dibadda si ay dalkooda u difaacaan
____________________________________________________________________________

Sabti: March 5, 2022

an iyo markii uu Ruushka ku duulay Ukraine , arrinta si weyn loo falanqeynayay ayaa ah in aan laisku babac dhigi karin ciidamada Ukraine iyo kuwa Ruushka maadama Ruushka uu heysto ciidamo aad u tiro badan marka loo barbardhigo kuwa Ukraine.

Wasiirka gaashaandhigga Ukraine Oleskii Reznikov ayaa sheegay in ka badan 66,000 qof oo u dhashay Ukraine oo ku sugnaa dalalka dibadda inay dib ugu soo laabteen dalka si ay u difaacaan Ukraine.

Waxaana dadkaas kamid ah Yuriy Vernydub oo ah macalinka kooxda Sheriff Tiraspol ee ka dhisan dalka Molodova, kooxdaas oo ka badisay kooxda Real Madrid ciyaarihii ugu dambeeyay ee horyaalka Yurub.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post