246 Views

Mareykanka oo sheegay inuusan Nicolás Maduro u aqoonsaneen inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee dalka Venezuela.

Mareykanka oo  sheegay inuusan Nicolás Maduro u aqoonsaneen inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee dalka Venezuela.
____________________________________________________________________________

Khamiis: January 5 2023

Mareykanka ayaa sheegay inuusan Nicolás Maduro u aqoonsaneen inuu yahay madaxweynaha sharciga ah ee dalka Venezuela.

Arrintan ayaa imaneyso kaddib marki sharci-dejinta ay gacanta ku hayaan kooxaha mucaaradka ay u codeeyeen in la kala diro dowladda ku meel gaarka ah ee uu hogaamiyo Juan Guaido.

Mareykanka wuxuu sheegay inuu sii wadayo cunaqabateynta uu saaray hantida Venezuela ee taallo gudaha Mareykanka.

Washington waxay sheegtay inay aqoonsan tahay oo keli ah baarlamaanka la doortay 2015-kii, ee lagu baddalay baarlamaan taabacsan Madaxweyne Maduro.

Halka ay dimuqraadiyadda Venizuwela ku hartayna ay tahay oo keli baarlamaanka mucaaradka oo la doortay 2015-kii.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post