177 Views

Xiliga la Qabanaayo Kursigii Golaha Shacabka ee uu Baneeyey Taliye Mahad salaad oo la Shaaciyay

Xiliga la Qabanaayo Kursigii Golaha Shacabka ee uu Baneeyey Taliye Mahad salaad oo la Shaaciyay
____________________________________________________________________________

Sabti: Jannaayo  27/2023

Guddiga KMG ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11aad ee JFS ayaa shaacinaaya Jadwalka qashada kursiga tirsigiisu yahay HOP#147 oo deegaan doorashadiisu tahay Dhuusamareeb.

Kursigaan aya Waxaa Horay ugu Fadhiyay Mahad Salaad oo Hataan Ah Taliyaha Nabad Sugida Soomaaliya kaas oo Waayay Xubinimadii Golaha Shacabka Kadib Markii Madaxweyne Xasan Shiikh uu u Magacaabay Xilkaas.

Waxaana La Saadaalinaaya inuu kusoo baxo Nin lagu magacaabo ilyaas oo Ah Madax Hay’ada NRC Galmudug oo kaas oo saxiib Dhow la ahaa Mahad Salaad.

Ilyaas ayaana Maantay ka Dagi Doona Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post