711 Views

Madaxweyne Volodymyr Zelensky oo sheegay in Ukraine ay si deg deg ah u bilaabi doonto hanaan baaritaan ah

Madaxweyne Volodymyr Zelensky oo  sheegay in Ukraine ay si deg deg ah u bilaabi doonto hanaan baaritaan ah
____________________________________________________________________________

Isniin: April 4, 2022

Madaxweyne Volodymyr Zelensky ayaa sheegay in Ukraine ay si deg deg ah u bilaabi doonto hanaan baaritaan ah si caddaaladda loo horkeeno ciidamada Ruushka oo lagu eedeeyay inay galeen dambiyada dagaal.

Waxaa uu sheegay in dagaalka uu horseeday dhibaatooyin iyo waxyaabo wanaag ah kadib markii ay soo baxeen caddeymaha xaadgudubyada ay ciidamada Ruushka u geysteen shacabka Ukraine markii ay isaga baxeen magaalooyinka u dhaw caasimadda Kiev, isaga oo eedeyn u jeedinayay Ruushka.

Zelensky wuxuu dhaleeceeyay reer galbeedka oo uu sheegay in wax go’aan ah aanay kasoo saarin arrintan.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post