807 Views

Galmudug oo howlgal hub ka dhigis ah ka sameeyay Cabudwaaq

Galmudug oo howlgal hub ka dhigis ah ka sameeyay Cabudwaaq
____________________________________________________________________________

Axad:: April 17, 2022

Degmada Cabudwaaq ee Gobolka Galgaduud waxaa maanta howlgal amniga lagu xanaajinayo ka sameeyay Ciidamo iskugu jira Millateri , Boolis iyo Nabadsugid kaas, waxaana uu ahaa mid lagu bartil maameed sanayay dadka hubka shar cidarada ah ku heysta degmadaas.

Ciidamada ayaa howlgalka ka fulinayay dhamaan Xaafadaha degmada Cabudwaaq & waddooyinka soo gala,  iyadoo Saraakiisha Ciidamada hoggaamineysay ay sheegeen in ujeedka howlgalkooda uu ahaa sidii looga hortagi lahaa dadka degmada Cabudwaaq ka geysta dilalka ku salka ku haayo aanooyinka qabiil.

Ugu dambeyn, ciidamada intii ay howlgalkooda ku guuda jireen, waxaa barbar socday kormeer ay ku sameenayeen waddooyinka degmada Cabudwaaq Mas’uuliyiinta Maamulka degmada, Xildhibaano, iyo saraakiisha Ciidamada, iyagoo sheegay in dadka heysta hubka sharci darrad ah.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post