474 Views

Ra’iisul Wasaare Rooble oo ka qeyb galay shir looga hadlayo abaaraha oo lagu qabtay Geneva oo khudbad ka jeediyay Shirka

Ra’iisul Wasaare   Rooble oo ka qeyb galay shir looga hadlayo abaaraha oo lagu qabtay Geneva oo khudbad ka jeediyay Shirka
____________________________________________________________________________

\Talaado: April 26, 2022

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xarunta QM ee magaalada Geneva uga qeyb galay Shir heerkiisu sarreeyo oo ku saabsan xaaladda abaaraha ka jira Geeska Afrika gaar ahaan Soomaaliya.

R/wasaare Rooble oo khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ah ee Abaaraha Geeska Afrika, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaaladda abaareed ee dalka ka jirta, isagoo Beesha Caalamka ku boorriyay in si deg deg ah loogu soo gurmado dadka Soomaaliyeed ee abaartu hayso.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post