705 Views

Ra’iisul wasaarihii Sri Lanka oo is casilay

Ra’iisul wasaarihii Sri Lanka oo is casilay
____________________________________________________________________________

Talaado: May 10, 2022

Raiisel wasaaraha, Sri Lanka Mahinda Rajapaksa ayaa maanta ku dhowaaqay in is casilay, ka dib markii ay xoogeesteen dibad baxyada ka socda dalkaasi ee ka dhashay Sicir bararka.

War qoraal ah oo uu soo saaray Ra’iisul wasaaraha Isniintii, ayuu ku sheegay in uu warqadiisa Istiqaaladiisa u gudbiyay Madaxweynaha Sri Lanka, iyada oo la filayo in uu soo dhiso Xukumad cusub.

Muddo toddobaadyo ah waxaa ka socda Sri Lank mudaaharaadyo rabshado wata oo ka dhashay shidaal yari iyo sicir barar saameeyay badeecada Quutul Daruuriga.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post