927 Views

Qiimaha sarifka ee suuqyada Wajaale oo sare u kacay

Qiimaha sarifka ee suuqyada Wajaale oo sare u kacay
____________________________________________________________________________


Sabti: May 21, 2022

Qiimaha sarifka ee suuqyada Wajaale ee Deegaanka Soomaalida ayaa aad sare ugu kocay, oo 48-dii saac ee u dambeysay boqolkii dollar waxa lagu kala sarifanayay ku dhawaad sideed kun oo Birr.

Qiimaha sarifka ee magaalada Wajaale ayaa la rumaysan yahay inuu go’aamiyo sicirka maciishada ee deegaanka.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post