App cusub oo ku sheegayo in qofka facebook-ga saaxibka kula ah u yahay jaajuus Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21, 2022 Ha’yada Sirdoonka UK ee MI5 ayaa sheegtay in ay aragtay ilaa 10,000 oo qof u dhashay UK oo ay bar…Read more »
Caruurta yaryar ee Waqooyiga Ameerika oo ay dhibaato soo wajahday Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21, 2022 Waalidiinta Mareykanka ayaa isticmaalaya baraha bulshada si ay isugu dayaan in ay u badigoobaan in ay jirto meel ay kaheli…Read more »
Ruushka oo qaaday weerar milatri oo ka dhan ah ree galbeedka Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21, 2022 Ruushka ayaa sheegay inuu duqeyn ku burburiyay saanad hub ah oo ay dalalka Galbeedka ugu deeqeen Ukraine, xilli uu duullaanka…Read more »
Qiimaha sarifka ee suuqyada Wajaale oo sare u kacay Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21, 2022 Qiimaha sarifka ee suuqyada Wajaale ee Deegaanka Soomaalida ayaa aad sare ugu kocay, oo 48-dii saac ee u dambeysay boqolkii…Read more »
Guddoomiyaha aqalka sare oo la kulmay Safiirka Sacuudi Carabiya Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | . Sabti: May 21, 2022 –Guddoomiyaha Aqalka Sare Senator Abdi Hashi Abdullahi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya…Read more »
Sare Ibraahim Cismaan Maxamed (Tifow) oo si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha Qeybta 60-aad. Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21, 2022 Gaashanle Sare Ibraahim Cismaan Maxamed (Tifow) oo dhawaan loo magacaabay Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad ayaa Maanta si rasmi…Read more »
Askar lagu dilay bar koontarool oo ku taala waddada ka baxda degmada Balcad. Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21, 2022 Lix askari ayaa lagu dilay weerar kooxda Al-Shabaab ay xalay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala waddada ka baxda…Read more »
Al-Shabaab oo weerar si la yaableh loo qorsheeyey ka fulisay Balcad + khasaaraha Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab xalay ku qaadeen qaybo ka…Read more »
Ruushka oo la wareegay Warshadii birta oo ay ku go’doonsanayen Ciidamada Ukraine Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu si buuxda gacanta ugu hayo dhismaha warshadaha ee Azovstal ee magaalada Mariupol, ee koonfur bari…Read more »
Muxuu yahay cabuuqa cusub ee ka dilaacay Yurub? Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 In ka badan 80 xaaladood oo bus-bus (Monkey Pox) ah ayaa laga xaqiijiyay ugu yaraan 12 waddan. Hay’adda caafimaadka adduunka…Read more »