RW Rooble oo la kulmay Madaxweynaha Imaaraadka Carabta Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Abu Dhabi kula kulmay madaxweynaha Dowladda Isu tagga Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed…Read more »
Madaxweynaha Jubbaland oo sheegay in uusan beegsan doonin Siyaasiyiinta Gobolka Gedo Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa sheegay in la xalin doono khilaafka Gobolka Gedo, isla markana caqabadaha gobolkaas…Read more »
dalka Sri Lanka oo wajahayo dhaqaalo xumo tii ugu darneeyd. Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Masuuliyiinta dalka Sri Lanka ayaa Jimcihi amray in la xidho iskuulada dalkaas, arrintan ayaa ku soo beegmaysa iyada oo dalkaas…Read more »
Kuuriyada Waqooyi oo bilaawday daawo dhaqameed ay kula dagaalameyso Cudurka Covid 19 Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa la daalaa dhaceysa xanuunka coronavirus, iyadoo bulshada dalkaas aan laga tallaalin xanuunka, isla markaana aysan oollin daawo…Read more »
Itoobiya oo xirtay taliyihii ciidamada gobolka Amxaarada Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Jeneraal caan ah oo ka tirsan dowladda Itoobiya oo dhaliili jiray xukuumadda Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa Jimcihii kasoo muuqday…Read more »
Puntland oo amartay in lasoo xirro mas’uuliyiin horay xilal uga soo qabtay maamulkaasi. Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Xili ay socoto dhageeysigga dacwad la xiriirta Dhoofinta Dhir la sheekay in la jaray lana doonayay in Loo dhiifiyo dalka…Read more »
Ruushka oo talaabo adag ka qaaday dalka Fiinland Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Sida ay sheegeen mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Moscow, Ruushka aya gaaska ka jaray dowladda Fiinland kadib markii ay dalbatay in ay…Read more »
Israa’iil oo waajahayso cabsi la xiriirta in ay la wareegaan Falastiiniyiintu Posted on May 21, 2022 by QOL Contributor | Sabti: May 21 2022 Wasiirka difaaca ee Israa’iil Benjamin Gantz ayaa sheegay in Israa’iil ay soo waajahayso cabsi ah in mustaqbalka ay la wareegaan…Read more »