111 Views

Golaha Wasiirada Somaliland oo ka shiray is-afgaradka Itoobiya

Golaha Wasiirada Somaliland oo ka shiray is-afgaradka Itoobiya
____________________________________________________________________________

HARGEYSA — Golaha wasiirrada ee Somaliland ayaa maanta shir ka yeeshay is-afgaradka ay 1-dii Janaayo wada gaareen Somaliland iyo Itoobiya.

Is-afgaradka ayaa Somaliland ay ku sheegtay inay marin-badeed 20km ah kaga kiraynayso Itoobiya muddo 50 sano ah, halka Itoobiya ay Somailand u fidinayso aqoonsi, sida uu sheegay madaxwyenaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Cabdi.

Warbixintan waxaa Hargaysa kasoo diray Hamse Cali Jeesto.

Xigasho: VOA

______________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post