4683 Views

Daawo Sawirada :- Duqii Hore Ee Muqdisho Taabit Cabdi Oo Burundi Qado Sharaf Ugu Sameeyey Xulka 17-Jirada Soomaaliya

Daawo Sawirada :- Duqii Hore Ee Muqdisho Taabit Cabdi Oo Burundi Qado Sharaf Ugu Sameeyey Xulka 17-Jirada Soomaaliya
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 29, 2018 – Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ahaana duqii Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed oo ku sugan dalka Burundi ayaa Maanta waxa uu qado Sharaf u sameeyey Ciyaartoyda xulka 17-jirada dalkeena Soomaaliya.

Taabit oo goobjoog ka noqon doona Ciyaarta Galabta xulka Qaranka Soomaliya ay la leeyihiin dhigooda dalka Tanzania,isaga oo horay u sheegay in dadka Soomaaliyeed laga doonayo in ay taageeraan Ciyaartoyda Soomaaliyeed e tartanka uga qeyb galaya Wadanka Burundi.

Taabita Abdi ayaa Sheegay in uu Galabta Daawan Doono Ciyaarta Kulul,isaga sheegay in uu dhiiragelinayo Ciyaartoyda Xulka 17-jirada,isla markana uu balan qaad uu u sameeyey.

TAABIT-17YRS-CIYAARTOY-5 TAABIT-17YRS-CIYAARTOY-4 TAABIT-17YRS-CIYAARTOY-3 TAABIT-17YRS-CIYAARTOY-2 TAABIT-17YRS-CIYAARTOY-1

 

 

 

.

W/Q:-Bashiir Barre ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment