432 Views

Ciidamo dheeraad ah oo caawa lagu arkayo Muqdisho iyo Cabsi dagaal oo ka jirta Villa Somaliya iyo Wiiftada caawa soo baxaysa

Ciidamo dheeraad ah oo caawa lagu arkayo Muqdisho iyo Cabsi dagaal oo ka jirta Villa Somaliya iyo Wiiftada caawa soo baxaysa
____________________________________________________________________________


Sabti: January 8, 2022

Wararka caawa ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in ay jiraan cabsi dagaal oo aad u xoogan.

Cabdidan ayaa timid kadib markii Villa Somaliya ay ka soo baxday warar sheegaya in Caawa Warqad Wiifto ah ka soo baxaysa, taasi oo ku cad in Xilka laga qaaday Raisal Wasaaraha Soomaaliya, taasi oo ah mid sharci daro ah.

Wararka ayaa sheegaya in Ciidamo gaar ah lagu gadaamay Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana la sheegay in cabsidaan ay soo baxday saacadihii la soo dhaafay.

Sidoo  kale arintaan ayaa timid kadib markii Villa Soomaaliya ay ka dhamaatay warqadii wiiftada ahayd, waxaana ugu danbayn caawa laga sugaa wiiftadaas, waxayna dhalin doontaa in magaalada Muqdisho ay ka dhashaan dagaal dhiig ku daata.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post