783 Views

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare
____________________________________________________________________________

Moqdisho,August 14, 2021 —Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Saddexdii xubnood ee ka dhimmaanaa kuraasta Aqalka Sare ee Soomaaliya.

Doorashadooda ayaa lagu waddaa in ay dhacdo maalmaha soo socda.

Xasan Xuseen Xaaji waa Wasiirka Gaashandhiga Xukuumada Federalka Soomaliya, horeyna usoo noqday Wasiirka Cadaaladda.

Cabdiraxman Maxamed Cabdullahi

Waxay u badan tahay in uu soo bixi doono Xasan Xuseen Xaaji

Kursiga 2aad :

– Cali Sheikh Maxamud Gacal

– Cabdiqadir Cabdi Axmed

Kursiga 3aad :

Cabdiweli Maxamed Ibrahim Xaabsade oo la dhashay Wasiirada Haweenka Xukuumada Federalka Soomaliya Xaniifa Maxamed Ibrahim Xaabsade.

– Cabdullahi Robow Maxamed

Xafiiska Qaranimo Online | Muqdish

____________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post