828 Views

Puntland oo faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay roobabkii da’ay

Puntland oo faah faahisay xaaladihii ugu dambeeyay roobabkii da’ay
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 8, 2019 | QOL |   –48-kii saac ee lasoo dhaafay waxaa deegaanno ka tirsan dowlad goboleedka Puntland ka da’ayay roobab xooggan oo wata dabeylo,kuwaas oo saameyn ku yeeshay isku socodka deegaanada Puntland.

 

Maxamed Yuusuf Tigeey oo ka tirsan guddiga Gurmadka ay Puntland u xilsaartay in ay la tacaalaan saameyntii ay geeysteen Roobabka iyo duufaanadii laga digay ayaa sheegay in duufaanadii laga digayay uu alle ugu bedelay Roobab mahigaan ah oo saacado ka da,ay inta badan degaanada Puntland ,inkastoo uu tilmaamay in Roobabka ay saameyn geysteen.

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment