1809 Views

Senatarada Federaalka ku matala Koonfur Galbeed oo Faragelin ka digay

Senatarada Federaalka ku matala Koonfur Galbeed oo Faragelin ka digay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | October 15, 2018 —Senatarada Federaalka ku matala maamulka  Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ka digay in doorashadda Madaxtinimada maamulka Koonfur Galbeed in lagu sameeyo Faragalin xilli maalmihii lasoo dhaafay ay soo baxaayeen in ay jiraan xubno ay wadato dowladda Soomaaliya oo Musharaxiin ah.

Waxa ay sheegeen in ay muhiim tahay in Ammaanka Magaalada Baydhabo si weyn loo adkeeyo, waxaana Musharaxiinta uga digeen in ay Khalkhalgaliyaan Ammaanka Koonfur Galbeed.

Senataradda ayaa ugu dambeyntii ku baaqay la dedejiyo Magacaabista Guddiga doorashadda maamulka Koonfur Galbeed.

22220

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment