2619 Views

Sawiro:-Duqii Hore Ee Muqdisho Taabit Cabdi Oo La Kulmay Xildhibaan Ka Tirsan Dowlada Sweden

Sawiro:-Duqii Hore Ee Muqdisho Taabit Cabdi Oo La Kulmay Xildhibaan Ka Tirsan Dowlada Sweden
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | March 10, 2018 –Guddoomihiyii hore ee Gobolka Benaadir ahaana Duqii hore ee Magalada Muqdisho ayaa maanta la kulmay Xildhibaan ka tirsan Dowlada Sweden oo lagu Magacaabo Mr. Johan Buser.

kulanka waxa uu ka dhacay magalada Gothenburg ee dalka Sweden. Mr Buser waxa sidoo kale uu yahay Madaxa Xiriirka Caalamiga ee Xisbiga Social Democracy ee dalkaas.

Kulanka wax yaabaha ugu waynaa oolooga l wada hadlay waxa ay ahaayeen sida loo hormarin lahaa Soomaaliya gaar ahaan magalada Muqdisho,Wuxuuna ugu dambeyn ku soo gaba gaboobay guul iyo afgarasho.

Duqii hore ee Muqdisho Taabit Cabdi Maxamed ayaa booqsho ku maraya qaar ka mid ah Wadamada qaarada yurub,waxana intii uu ku sugnaa dalka Sweden uu la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyed ee ku nool dalkaas.

0000 00

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment