474 Views

Ruushka oo la wareegay Warshadii birta oo ay ku go’doonsanayen Ciidamada Ukraine

Ruushka oo la wareegay Warshadii birta oo ay ku go’doonsanayen Ciidamada Ukraine
____________________________________________________________________________

Sabti: May 21 2022

Ruushka ayaa ku dhawaaqay inuu si buuxda gacanta ugu hayo dhismaha warshadaha ee Azovstal ee magaalada Mariupol, ee koonfur bari Ukraine.

Wasaaradda Difaaca ee Ruushka ayaa bayaan ay soo saartay ku xaqiijisay in ciidamadeedu ay la wareegeen guud ahaan dhismaha birta ah, kadib markii dagaalyahanadii Ukraine ee difaacayay ay is dhiibeen.

Boqolaal dagaalyahano ah oo ka tirsan waxa loogu yeero “Azov Brigade” ayaa lagu daadiyay gudaha dhismaha warshadaha iyagoo isku dayaya inay jebiyaan go’doominta Ruushka.

Gudaha xarunta, Guutada Azov waxay u adkaysatay dhowr toddobaad oo duqeymo xooggan oo Ruushku socday iyo go’doomin neef-qabatin ah.

iyo mid siyaasadeedba.”

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post