1011 Views

Boliiska Holland oo qabtay nin looga shakiyay dilka 3-ruux

Boliiska Holland oo qabtay nin looga shakiyay dilka 3-ruux
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | December  01- 2019– Booliska Holland ayaa qabtay nin la tuhunsan yahay inuu mindi ku dilay saddex dhallinyaro ah oo ku sugnaa waddo mashquul badan oo ku taalla magaaladaThe Hague,sida ay xaqiijiyeen Boliiska halkaasi.

 

Qabashadaan ayaa daba socota shil maalinimadii |Jimcaha ka dhacay deegaanka Grote Marktstraat ,halkaasi oo middi lala beegsaday 3-ruux oo dhallinyaro ah,

 

 

 

Ninka la qabtay oo 35-jir ah ma laha cinwaan ama deegaan la ogyahay,Waxaana  loo gudbiyay saldhig boolis halkaas o  laga weydiinayo su’aalo. doono.”

 

Saddexda qof ee dhaawacmay waa  laba hablood oo 15-sano jir sh ah iyo wiil 13 jir ah,waxaana  dhammaantood laga soo saaray cisbitaalka goor dambe oo Jimcihii aheyd.

 

 

Xafiiska WArarka Qaranimo Online | Muqdisho
____________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment