2022 Views

Warbixin :-Olalaha Isxilqaan Oo Abuuray Isfahan Bulsho

Warbixin :-Olalaha Isxilqaan Oo Abuuray Isfahan Bulsho
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 27-002019 | —Madaxwynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abdulaahi Farmaajo Ayaa 13-october -2018 Ayuu Kadaah Furay Magalada Muqdisho Olalaha Isxilqaan Oo Dib Loogu Soocelinyo Kaabayaashii Danta Guud Ee ay Dawladii Dhexe Dalka Ka Hergalisay.

Suuqa Bulshada Iyo Isxilqaan

Shacabka Soomaaliyeed Oo Kashidaal Qadanayo Hadalkii Madaxweyne Farmaajo Ayaa Ukacay In Ay Dalkooda Iyo Goobayaasha Muhiimka ah Dib Ugu Dhisay Iskaa Wax Uqabso Ama Isxilqaan.

Shacabka Soomaaliyeed Oo Iskugu Jira Ganacsato ,Arday Iyo Ururada Haweenka Ayaa Noqday Gundhiga Olalahan  Iyagoo Oo Ugu Deeqay Lacag Iyo Agabaka Dhismaho Oo Ay Ugu Qaybqaadanayaaan Olalaha Isxilqaan

 

Bulshada Iyo Isxilqaan

Shacabka Soomaaliyeed Oo Kashidaal Qadanayo Hadalkii Madaxweyne Farmaajo Ayaa Ukacay In Ay Dalkooda Iyo Goobayaasha Muhiimka ah Dib Ugu Dhisay Iskaa Wax Uqabso Ama Isxilqaan.

Shacabka Soomaaliyeed Oo Iskugu Jira Ganacsato ,Arday Iyo Ururada Haweenka Ayaa Noqday Gundhiga Olalahan  Iyagoo Oo Ugu Deeqay Lacag Iyo Agabaka Dhismaho Oo Ay Ugu Qaybqaadanayaaan Olalaha Isxilqaan

Xukuumada Iyo Olalaha Isxilqaan

Xukuumada Uu Horboodayo RW Khayre Ayaa Iyana Kalin Muguween Kacayaaray Olalahan Iyaga Oo Isku Qaybiyey Howlaha Isxilqaan

Rw Khayre Ayaa Faray Dhamaan Hay’adaha Dawlada In Ay Maalin Waliba Ayqayb Kanoqdaan Olalahan Iyada Dib Loogu Soocelinayo Bilicda Dalka

Dhanaka Kale Raysal Wasaaraha Ayaa Dhagax Dhigay Dhowr Wado Oo Lagu Dhisayo Olalaha Isxilxaan Wadooyinkii Uu Dhagax Dhigay Waxaa Kamid ah Wadada Sodonka,Iyo Mid iskuxirta Muqdishi Iyo Afgooye Iyo Muqdisho Jowhar

Gobalak  Banadir Iyo Isxilqaaan

Maamulka Gobalka Bandir Oo Uu Horboodayey Duqii  Geeriyooday Ee Muqdisho Mudane Caraxmaan Cusmaan Yariisoow Oo  Ayaa Kaga Qayb Qaatay Olalaha  Isxilqaan Dhismayaasha Wadooyinka Iyo Gooba Kale Oo Muhiim U ah Bulshada Qaarkoodna  Dhismayaashooda Lasoo Gabagabeeyey Intii Uu Noolaa Qaarna Ay Dhismayaashooda Ay Wali Socdaan

Sidoo Kale Duqa Cusub Ee Muqdisho Ayaa Usna Balanqaaday In Uu Wadoooyin Iyo Gooba Kale Oo Danguud ah Dhismayaashooda Dhagax Dh-igidoono

Goobayaasha Isxilqaan Lagu Dhisay Iyo Kuwa Hada Dhismayaashoodu Socdaan

  • Goobaha Muhiimka Ah Ee Lagu Dhisay Olalah Isxilqaan Intii Uu Madaxweyne FarmaajO Ladoortay Wayaa Waxaa Kamid ah
  • Wadad Sodonka
  • Wadad Janaraal Daa’uud
  • Wadad  Daljirka Dahsoon Gasha Ee Katimaada Xarunta Dagamada Boondheere
  • Wadada Ifka Xalane Ee Hormarata Tuulada Ciyaaraha Ee Stadium Muqdisho
  • Xarunta Dagmada Hodan Iyo Gooba Kale Oo Mihiim ah
  • Xarumaha Isxilqaan Lagudhisayo Oo Uu Wali Dhismahoodu Socdo
  • Xarunta Murtida Iyo Madaalada Ee National Tiyaatar Oo Uu Hada Dhismaheedu Marayo Heer Gaba Gaba ah Islamarkaan Lafilayo In Xariga Lagjaro
  • Xarunta Madxafka Qaranka oo Ah Xarun Muhiim u ah Bulshada Soomaaliyeed Dhismaheedu Uu Uu Maryo Heer Gaba Gaba ah Waxaan Soodhamaaday Wajigii 3=aad Ee Dhismah Madxafka Qanaka
  • Dhismayaasha Tuulada Ciyaaraha Ayaa Isaguna ah Mid Heerkii 1 aad Uu Soo’Dhawaaday Gaba Gabadiisa Sida ay warabaahinta Usheegtay Wasiirada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Marwo Khadiija Maxamdiiriye Iyada Oo Sheegtay In Wajigeen Soogab Gabayntiisa Ay Ku Egtaya Bisha 2=aad Ee Sanadka Soosocda
  • Dhismaha Wadad Muqdisho Iyo Afgooye Ayaa ah Mid Siweyn Usocta Iyada Iyada uu Haatan Falisteeda Iyo Jaay Saarkeedu Uu Dhaafay Deegaanka Lafoole Ee Gobalka Shabelada Hoose Iyada Oo Larajaynayo In Laamiga Saaristiisu Bilaabato Bilawga Sanadka 2020 .

Goobayaasha Lashaaciyey Isxilqaan In Lagu Dhiso Oo Aan Wali Bilaaban

  • Dhismaha Wadad Muqdisho Iyo Sh/Dhexe
  • Dhismaha Dakada Hobyo
  • Dhismaha Wadad Hormarta Saldhiga Dagmada Warata Nabada Ewe Gasha Wadad Foralans

Kalinta Qurba Joogta Iyo Isxilqaan

Qurbajoogta Soomaaliyeed Oo Saldhig Buuxa U ah Mashruucan ayaa Lasheegay In ay Kaalin Mugleh Kacayaareen Intii Uusocaday Olalahan Oo Haatan Meel Gab gab ah Maraya Iyada Oo Kaga Qayb Qaata Qaab Lacageed Qalab Dhismo Iyo Galinta Xoogooda Oo Dhisda Qayb a ah

Waxa ayna Fududeeysay In Bulshadu Aaminto Dawladeed

Isfahanka Bulshada Iyo Isxilqaan

Olalah Isxilqaan Ayaa Noqday Mid Shaqa abuur Unqda Dhalinyaro Farabadan OO Shaqa la’aan Dalka Ku Haysay Iyada Oo Uu Sidoo Kale Abuuray Jabi nadadeed Iyo Mid Sarakac Dhaqaale Oo Guud ahaan Dlak.

Inta Qormadan Iyo Ukuurgalideed Kujiray ayaan Lakulmay Ganacsato Iyo Bulsho Iskooda Isku Xilqaamay Oo Dhisanaya Wadooyin Soogala Xafadaha ay Knooliyihiin Iyo Goobahooda Ganacsi Intaba

Duqoda Soomaaliyeed Iyo Waaya araga Soomaaliyeed ayaa Kuu Sheegayo In Olalah Isxilqaan Uu Soooxusuusinayo Dowladii Dhexe Iyo Dawladnimada Waxyana Kuusheegayaan In Ay Lamid Tahay Arinta Olalihii Iskaa Wax Uqabso oo goobo farabadan oo daka ah lagu dhisay.

Bakaarha Iyo Isxilqaan\

Ganacsatada Suuqa Weyn Ee Bakaarah Ayaa Ayen Si iskood ah Ugu Istaaqay In Ay Dhistaan wadooyinka Soogal Suuqa Iyo Jid Cadayaasha Dhaxmara Gudaha Suuqa Weyn Ee Bakaarah Mar aan Lasheekeeysatay Ayeey Ii sheegeen in ay arintaa ugu goleeyihiin sara uqaadida suuq iyo in aysan cidna wax kasugin oo ayagu Dhistaan Dalkood Iyo Goobaha Muhiimka Uah

Tan ayaa Qayb ka ah Olalah Isxilqaan Ee Guud ahaa Lagu Dhisayo Goobah Danta Guud Ee Dalka

30-Sano Kadib Ayeey SooaaliduSi iskood a Udhisanayaa Goobaha Muhiimka u ah Iyago Oo Doonayo Sidii Saro ay Ugu Qaadi lahaayeen BilicdaDalka Iyo Tan Caasimada Halka Ugu Xoogan Oo Uu Olalah Isxilqaan Kasocdana Waa Caasimada Dalka Ee Muqdisho Waloow Ay Jiraan Gobolo Yar Oo Uu RWWasarah Si Hordhac ah Ugu Hirgaliyey

 

Bashiir Barre 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

__________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment