774 Views

11,000 kun oo arday oo maanta Imtixaan u fadhiistay Somaliland

11,000 kun oo arday oo maanta Imtixaan u fadhiistay Somaliland
____________________________________________________________________________

Mogadisho | QOL |  June 27. 2020–Imtixaanka Shihaadiga Dugsiyadda Sare ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah uga bilowday degaanada maamulka Somaliland sida ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada maamulka Somaliland.

Hal maalin ayay dhammaan gali doonaan Ardayda toban maado Sababo la xariira ka hortagga Cudurka Covid19.

Tiro ku dhaw 11,000 kun, oo arday ayaa saaka ufadhiistay imtixaanaadka dugsiyada sare ee Somaliland.

Maanta ayuu daah furmay imtixaanaadku isla maantana waa lasoo afmeerayaa.
Safmarka COVID’19 awgii.

Laba boqol oo goobood ayuu si rasmiya imtixaanku uga furmay gobolada Somaliland.

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho
__________________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post