873 Views

Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa oo sheegay in ay Howlgalo ka sameeyeen degaanka Baloow

Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa oo sheegay in ay Howlgalo ka sameeyeen degaanka Baloow
____________________________________________________________________________

8-da Marso 2021

Taliyaha Ciidanka Xoogga Jeneraal Odawaa  ayaa faah faahin ka bixiyay Howlgalo ay sameeyeen Ciidamada Xoogga dalka.

Odowaa ayaa sheegay in ay Ciidamada  ay ka   fuliyeen degaanka Baloow ee gobolka shabeellada Hoose waxa uuna sheegay in ay Dileen saraakiil shabaab ah.

Saraakiisha ciidanka ee hoggaaminayay howlgalka ayaa sheegay in 11 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab iyo sarkaakiil lagu dilay howlgalka, halka 9 kalana la dhaawacay.

Sidoo kale ciidanka ayaa waxaa ay bur-buriyeen saldhigyadii ay ku sugnaayeen Al-shabaab, sida uu sheegay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage. about:blank

Xafiiska Wararka Qaranimo Online

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post