2286 Views

Ciidamada Amaanka oo xiray wadooyin hor leh oo nara caasimada dalka

Ciidamada Amaanka oo xiray wadooyin hor leh oo nara caasimada dalka
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | April 10, 2018 – Wararka laga helayo xaafado ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saqdii dhexe ee xalayto ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya in ay xirireen wadooyin horay Gadiidka iyo dadkuna ay u isticmaali jireen.

Goobaha la xiray waxaa ka mid ah wadada Wershadaha oo lagu jaray dhagaxyo waaweyn oo la mid ah kuwa lagu xiray wadooyinka jidcadayaasha ah ee magalada Muqdisho.

Wershadaha ayaa dadka deegaanku waxa Qaranimo Online ay u xaqiijiyeen in la xiray xalay saakana ay ku soo baraarugeen iyaga o ay ku teedsanyihiin dhaxagyo shub ah.

Dawalada Soomaaliya Ayaa Xirnaasha Wadooyinkaani Ku Micnaysay Qorshe Horleh Oo amaanka Caasimada Lagu Xaqii Jinayo

.

W/Q:-Bashiir Barre Ali 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

________________________________________________

 

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment