996 Views

Madasha Xisbiyada Qaran oo War kasoo saarey Colaada Mudug

Madasha Xisbiyada Qaran oo War kasoo saarey Colaada Mudug
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –December 10 , 2019 | QOL |   –Madasha Xisbiyada Qaran oo ay ku mideysan yihiin Xisbiyo Dhowr ah ayaa waxaa ay baaq Nabadeed kasoo saareen colaadda u dhaxeysa labada beeleed ee ku dagaalamay deegaannada Towfiiq iyo Af-barwaaqo ee Bariga Gobolka Mudug.

Qoraal Madasha kasoo baxay oo uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna Madaxweynihii hore ee Dowladii KMG ahyed ayaa waxaa looga codsaday maleeshiyaadka dagaalamaya inay si deg deg ah dagaalka ku joojiyaan.

Odayaasha,Culuma’udiinka iyo waxgaradka Gobolka Mudug ayaa loogu baaqay inay ka qeyb qaataan joojinta colaadaas iyo dhiiga sida micna darrada ah ku daadanaya.Hoos Ka Akhriso Qoraaka Madasha Xisbiyada Qaran.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment