828 Views

SAWIRO: Wasiir Cawad oo qaabilay Wafdi ka socda Germany

SAWIRO: Wasiir Cawad oo qaabilay Wafdi ka socda Germany
____________________________________________________________________________

Mogadisho  –January 22 -2020—Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Mudane Markus Bollmohr, Kuxigeenka Safiirka Germany ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyadoo uu goob-joog ka ahaa Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika ee Wasaaradda, Mudane Cabdiladiif Maxamuud Cali.

 

Intii kulanka lagu guda-jiray waxaa la isla eeggay xiriirka laba geesoodka ee labada dal ee saaxiibada ah u dhexeeya si loo adkeeyo wax wadaagga istiraatiijiyadeed, waxa kale oo ay isla fallanqeeyeen dhowr arrimood oo labada dal muhiimad u leh.

 

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment