RW Kheyre oo qaabilay Tibor P. Nagy Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Kheye ayaa maanta kulan la qaatay kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka ee arrimaha…Read more »
Farmaajo oo la kulmay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddiga Qaramada Midoobay ee cunaqabateynta hubka Soomaaliya. Madaxweynaha…Read more »
SAWIRO: Wasiir Cawad oo qaabilay Wafdi ka socda Germany Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee…Read more »
Madaxtooyadda Somalia oo iska fogeysay hadalkii C/raxmaan Guulwade Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—War-Saxaafadeed kasoo baxey Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa la isaga fogeeyey hadal uu sheegay Cabdiraxmaan Cabdi Xuseen (Guulwade) oo kamid ah Guddigii…Read more »
Hay’ado Caalami ah oo balan qaad u sameeyey Soomaaliya Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Garsoorka XFS, Abuukaate Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Mas’uuliyiin kasocotay Hay’adaha UNSOM iyo…Read more »
Jadwalka Doorashada Garabka Ahlusunna oo la soo saarey Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—Hoggaanka Ahlusunna Wal-Jamaaca ayaa Maanta waxaa ay soo saareen jadwalka doorashada Madaweynaha galmudug iyo kuxigeenkiisa,xilli ay horey jawal u soo saareen…Read more »
Baadi-goob loogu jiro Ganacsade Soomaali ah oo lagu Afduubtey Koonfur Afrika Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—Rag hubeysan oo watay Gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa ay Nin Ganasade Soomaali ah Caana ahaa ka afduubteen Xaafada Alexandre…Read more »
SAWIRO:-Maxay ka wada hadleen Duqa Muqdisho & Safiirka Midowga Yurub? Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xafiiskiisa kulan gaar ah kula qaatay safiirka Midowga…Read more »
SAWIRO:-Dad lagu qabqabtey howlgal laga sameeyey Gaalkacyo Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—Hawlgaladan ayaa ah Kuwo lagu xaqiijinayo amniga magaalada Gaalkacyo qaybta uu ka arimiyo Maamul goboleedka Puntland sida ay sheegeen saraakiisha ciidanka,…Read more »
Nin hinaaaso darteed isugu qarxiyey Xaflad Aroos!!. Posted on January 22, 2020 by Bashiir Barre | 0 Comments Mogadisho –January 22 -2020—Ugu yaraan toban qof, oo ay ku jiraan caruur, ayaa ku dhintey dhowr iyo tobanna waa ay ku dhaawaceen kadib qarax…Read more »