879 Views

Kumaandooska DANAB oo hawlgalo mina baaris ah ka wada degaanka Camaara

Kumaandooska DANAB oo hawlgalo mina baaris ah ka wada degaanka Camaara
____________________________________________________________________________

Isniin: july 19, 2021

Ciidamada Kumaandooska dowladda Federaalka Soomaaliya ee DANAB ayaa hawlgalo mina baaris ah ka wada degaanka Camaara oo ka tirsan Koonfurta Gobolka Mudug.

Ciidamada ayaa shalay gelinkii hore waxaa ay dagaal kula wareegeen degaanka Camaara, halkaas oo ay muddo ku sugnaayeen Ururka Al-Shabaab, kadib markii ay Ciidamada weerareen degaanka.

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in ay degaanka ka nadiifinayan  miinooyinka ay ku aaseen Al-shabaab mudadii dagaalladu ka socdeen Camaara iyo nawaaxigeeda.

\Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post