Duqa Muqdisho oo dhagax dhigay Xarunta Gaadiidka iyo Dhulbixinta Dowladda Hoose oo dib loo dhisayo 30 sano kaddib
Muqdisho | QOL | Nofeembar 30, 2019 – Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyeha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa dhagax-dhigay Xarunta Gaadiidka iyo Dhul-bixinta…