570 Views

Wasiir Beyle oo shir muhiim ah uga qeyb galay Mareykanka

Wasiir Beyle oo shir muhiim ah uga qeyb galay Mareykanka
____________________________________________________________________________

Axad: April 24, 2022

Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa magaalada Washinton DC, kaga qeyb galay Shirka Iskaashiga waddamada Geeska Afrika.

Shirkan ayaa diirada lagu saaray wada shaqeynta iyo Iskaashiga iyadoo muhiimad gaar ah la siinayo Maalgalinta dhammaan dalalka Geeska Afrika.

“Waxa aan ka qeyb galay Shirka Iskaashiga Wadamada Geeska Afrika (Horn of Africa Initiative) oo ah heerka Wasiirada Maaliyadda, kaa soo lagu qabtay Magaalada WashingtonDC” ayuu yiri Wasiir Beyle..

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post