264 Views

Dhimasho iyo dhawaac ka dhashay qarax ka dhacay kaalin shidaal gobalka Donegal ee dalka Ireland

Dhimasho iyo dhawaac ka dhashay qarax ka dhacay kaalin shidaal gobalka Donegal ee dalka Ireland
____________________________________________________________________________

Sabti: OCTOBER 8, 2022

Gordhow ayaa la xaqiijiyay in 10 qof ay ku dhinteen qarax ka dhacay kaalin shidaal oo ku taalla gobalka Donegal ee dalka Ireland.dadka dhintay ayaa isugu jira dad waaweyn iyo carruur sida ay sheegeen booliska dalkaasi.

Qaraxa ayaa ka dhacay xaafadda Creeslough shalay galinkii dambe.Sideed qof oo kale ayaana loo qaaday Cusbitaalka kuwaas oo la sheegay inay ku dhawaacmeen shilkan.Burbur xooggan ayaa sidoo kale soo gaaray dhismaha goobta uu qaraxu ka dhacay.Mas’uuliyiinta magaalada ayaa sheegay in ay dalka ka jirto baroor-diiq loo sameynayo dadka geeriyooday.

Office Nairobi Kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post