1083 Views

Nin hubeysan oo qof ku dilay Duleedka Matabaan iyo xiisad ka dhalatay

Nin hubeysan oo qof ku dilay Duleedka Matabaan iyo xiisad ka dhalatay
____________________________________________________________________________

Muqdisho | QOL | November 09, 2019–Nin hubeysan ayaa maanta ku dilay nin kale degaanka Bacda oo ku yaalla duleedka degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan Sidda ay xaqiijiyeen qaar ka mid ah waxgaradka degaanka.

 

Ninkaan hubeysan ayaa sidoo kale dhaawacay ruux kale oo ka mid ah dadka degaanka, waxaana ka dhalatay xiisad.

 

Labadda Ruux Midna la dilay midna la dhaawacay ayaa la sheegay in ay wateen gaari nooca Raaxadda ah oo ka yimid dhanka degmada Guriceel.

 

Degaanka Bacda oo hoostaga degmada Matabaan waxaa ka soconaya dadaallo Nabadeed oo lagu xalinayo dilka ka dhacay degaanka, waxaana halkaasi ka gaaray Saraakiisha Ciidanka qeybta 21-aad.

 

 

 

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

_____________________________________________________

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post

Post Comment