417 Views

Caruurta yaryar ee Waqooyiga Ameerika oo ay dhibaato soo wajahday

Caruurta yaryar ee Waqooyiga Ameerika oo ay dhibaato soo wajahday
____________________________________________________________________________


Sabti: May 21, 2022

Waalidiinta Mareykanka ayaa isticmaalaya baraha bulshada si ay isugu dayaan in ay u badigoobaan in ay jirto meel ay kaheli karaan caanaha dhallaanka – iyo waxyaabo kale oo aan badbaado lahayn oo waxyeelanaya caafimaadka ilmaha yar .

Waqooyiga Ameerika ayaa waxaa kajirta gabaabsi dhanka caanaha ilamaha yar ah.

Toddobaadkan Madaxweyne Joe Biden wuxuu ugu baaqay militariga inay gacan ka geystaan ​​qaybinta saadka.

Gabaabsigan ayaa ka dhasahay kadib markii ay shaqada joojisay shirkada ugu weyn mareykanka oo soo saarto caanaha Dhalaanka ka dib markii ay wasakhoobeen caanaha ay soo saarto.

Office Nairobi kenya

_____________________________________________________________________________________

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Mogadishu, Somalia

_____________________________________________________________________________________

Advertisement

_____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________ _____________________________________________________________________________________

Share This Post